Skip to main content

Language options

Isudiwaangeli in aad u codayso ama cusboonaysii Diiwaangelintaada

Ku saabsan foomkan

Foomkan waxaa loogu talagalay dadka deggan Minnesota ee xaqa u leh inay isdiiwaangeliyaan si ay u codeeyaan. Baro xaq u yeelashadaada inaad codeyso

Haddii aad tahay ka qaybqaataha Minnesota Safe at Home Cinwaanka Qarsoonida ah, ha isticmaalin foomkan. Kala xiriir Safe at Home (Badbaadada Guriga) 1-866-723-3035.

Waa inaad ka jawaabto dhammaan su'aalaha si aad isu diiwaan geliso. Waxaad haysataa 10 daqiiqo in aad ku buuxiso tallaabo kasta oo codsigaan ah. Haddii aad ku dhammayn weyso tallaabo wakhtigaas gudihiisa, waxaad dib us soo bilaabi doontaa Tallaabadada 1.

Tallaabada 1. U qalmida

Miyaad tahay muwaadin Maraykan ah?

Ka waran haddii aan dhawaan muwaadin noqon doono?

Kaliya muwaadiniinta Maraykanka ah ayaa isu diiwaangelin kara inay codeeyaan. Haddii aad codsatay qaadashada jinsiyada, sug ilaa aad ka helayso shahaadada jinsiyadda ka hor intaadan isdiiwaangelin inaad codayso.

Ma tahay ugu yaraan 16 jir oo ma noqonaysaa ugu yaraan 18 jir maalinta doorashada aad ku talo jirto inaad codayso? Eeg jadwalka doorashada Minnesota

Tallaabada 2 Magacaaga, Aqoonsigaaga iyo macluumaadkaaga xiriirka

Magaca
Tusaalooyinka: Sr., Jr., IV

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Meel banaan
  • Jiitin (hyphens): -
  • Hakadka kore (apostrophes): '
Cusbooneysii magacaaga (codbixiyeyaasha horay u diiwaangashanaa)
Magacii hore
Tusaalooyinka: Sr., Jr., IV

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Meel banaan
  • Jiitin (hyphens): -
  • Hakadka kore (apostrophes): '
Taarikhda dhalashada

Isticmaal nambarada qaabka bisha, maalinta iyo sanadka: eber kow, kow iyo soddon, sagaal iyo siddeetan January 31, 1980, tusaale ahaan.

Lambarka aqoonsiga Ogaysiiska asturnaanta

Geli lambarka shatiga darawalnimada ee Minnesota ama kaarka aqoonsiga gobolka.

Haddii aadan haysan aqoonsiga Minnesota, geli 4-ta lambar ee u dambeeya lambarkaaga sooshal sakuuratiga.

Macluumaadka xiriirka Ogaysiiska asturnaanta

Iimaylkaaga ma heli doono qof ka baxsan xafiiska Xoghayaha Gobolka Minnesota iyo xafiisyada doorashada deegaanka. Haddii aadan rabin in aad isticmaasho iimaylkaaga, waxaad beddelkeeda buuxin kartaa oo aad soo gudbin kartaa nooca warqadda ee foomkan. Codsiyada diiwaangelinta cod-bixinta

Tallaabada 3. Ciwaanka aad degan tahay

Si aad u hubiso inaad ku codayso meesha saxda ah, waa inaad bixisa ciwaanka wadada meesha aad ku nooshahay. Haddii aad leedahay ciwaanka boostada oo ka duwan sida sanduuqa boostada, waxaad awoodi doontaa inaad geliso mar dambe.

Cinwaanka waddadaada

Raadi ciwaankaaga waddada adiga oo ka bilaabaya ZIP Code-ka ama degmada.

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Lambarada: eber ilaa sagaal
  • Calaamada xariiqda horay u jeeda: /

Maanan helin waddadayda

Haddii aada waddadaada ka waydo liiska:

  • Raadi kala duwanaanshaha magaca cinwaanka waddadaada ama higgaadeeda (tusaale, Hwy 7 halkii laga isticmaali lahaa Broadway).
  • Xaqiiji inaad gelisey ZIP Code-ka saxda ah ama in aad dooratay degmada saxda ah, magaalada iyo ZIP Code-ka.
  • Haddii aad si khalad ah u gelisay, beddel waxa aad gelisay ama aad dooratay.

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Lambarada: eber ilaa sagaal
  • Meel banaan
  • Jiitin (hyphens): -
  • Calaamada xariiqda horay u jeeda: /
Cinwaankii hore

  • Hakad: ,
  • Joogsi (periods): .
  • Calaamada lambarka: #

Tallaabada 4. Dib u eegista

Dib u eeg codsigaga diiwaangelinta codbixinta. Haddii aad u baahan tahay inaad wax ka beddesho mid ka mid ah jawaabahaaga, ku noqo bilowga arjiga si aad wax uga beddesho.

Si lagaaga caawiyo ilaalinta sirtaada, dhammaan xogta lama soo bandhigayo.

Magaca
Cinwaanka deeganaanshaha
Adeega boostada

Cinwaan KUMA HELI KARO waraaqaha boostada

Calaamadee sanduuqan haddii adeega boostadu uusan kuugu keenin waraaqaha boostada albaabka guriga meesha aad ku nooshahay. Ha calaamadin sanduuqan haddii adeega boostadu gurigaaga kuugu keeno, laakiin waad dooratay in laguu soo diro waraaqaha sanduuqa xafiiska boostada.

Cinwaanka sanduuqa Xafiiska Boosta (Post Office Box)

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Lambarada: eber ilaa sagaal
  • Meel banaan
  • Jiitin (hyphens): -
  • Hakadka kore (apostrophes): '
  • Hakad: ,
  • Joogsi (periods): .
  • Calaamada lambarka: #
  • Calaamada xariiqda horay u jeeda: /

Xaarfahee baan gelin karaa?

  • Xarfaha A ilaa Z, farta waaweyn ama tan yaryar. Ha isticmaalin xarfo leh lahjad ama shaqal (sida E oo leh lahjad degdeg ah ama N leh tilde) ama xarfo aan Ingiriisi ahayn (sida xarfaha Cyrillic ama xarfaha Shiinaha).
  • Lambarada: eber ilaa sagaal
  • Meel banaan
  • Jiitin (hyphens): -
  • Hakadka kore (apostrophes): '
  • Hakad: ,
  • Joogsi (periods): .
  • Calaamada lambarka: #
  • Calaamada xariiqda horay u jeeda: /
Sanadka dhalashada
Nooca lambarka aqoonsiga
E-mailka
Lambarka Taleefanka